Riyo2Rajo

Waxaan podcast kusoo gudbin doonaa sheekooyin taxana ah, qisooyin, taariikho dalkeenna iyo adduunka ah.

Listen on:

  • Podbean App

Episodes

Riyaddii mustaqbalka 1

Monday Mar 18, 2019

Monday Mar 18, 2019

"Riyaddii mustaqbalka" waa qiso taxana ah oo aan ka alifay mustaqbalka fog ay aan u rajeynayo Soomaaliya. Waxay qisadu sidoo kale taabaneysaa xaalka bulshadda soomaalida qaarkood ay soo mareyn taasoo aan uga dan leeyahay iney diiwaanka gasho. Haddii aad jeceshahay inaad bartid carruurtaada afka soomaaliga waa sheekooyin ay luqadda ku baran karaan. HHaddii aad rabto inaad bulshadda wax ka badashana waa sheekooyin aad ka heli karto dhiiro-gelin. 

Copyright 2019 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125